Waa kuma Maxamed Qanyare “ Taariikhdiisa soddomeeyadii sano ee u dambeeyay (Qaybta Labaad)

Mar uu Qanyare Wasiir ka ahaa Dowlad aan la aqoonsaneyn ayay Baydhaba ku qabteen in ka badan 20 ajnabi ah ayaga oo ku eedeynaya in ay si sharci darro ah dalka ku soo galeen oo aanay haysan dal-ku-gal ama visa. Maxamed Qanyare ayay BBC weydiisay sababta ay u xireen dadka samafalka u yimid dalka. Wuxuu … Continue reading Waa kuma Maxamed Qanyare “ Taariikhdiisa soddomeeyadii sano ee u dambeeyay (Qaybta Labaad)